Maamulka Twitter-ka ayaa Bilaabay iney Xayuubiyaan Calaamada Buluga ah Dadka Aan Lacagaha Bixin..

World

Hogaanka Twitter-ku ayaa wuxuu bilaabay inuu ka saaro calaamadaha buluuga ah ee Lacagaha aan bixin, Waxay saamaysaa Ficilkaan Dad badan oo ay ku jiraan Siyaasiyiin Xiddigo Caalami ah iyo Hogaanada Ciidamada USA, Kuwa bixiya hadda waxay helayaan “markaad cad.”

Waxa xiiso leh hadda oo calaamadihii buluuga ahaa ee joogtada ahaa ee Twitter ay meesha ka baxeen – qaar ka mid ah akoonnada Twitter-ka ee dawladda/militeriga ayaa hadda haysta calaamado qalin ah, go’aankaan ayaa loo arkay mid dhaqaale lagu raadinaayo 8-US$ bishii.

Siyaasiyinta Soomaalida ayuu go’aankani saameeyay waxaana ka mid Madaxweynayaashii hore Sheekh Shariif iyo Farmaajo sidoo kale Ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Muuse Biixi, talabadaan uu qaaday Malqabeenka Elon Musk iska leh ayaa Dad badan aad uga careysiisay.

252610cookie-checkMaamulka Twitter-ka ayaa Bilaabay iney Xayuubiyaan Calaamada Buluga ah Dadka Aan Lacagaha Bixin..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com