Madaxweyne Djibouti Oo Isbitaal Loo Qaaday

Somalia news

Warbixino hordhac ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Gelle ayaa la sheegay in xaalad Caafimaad darro ay soo wajahday, taasoo Sababtay in loo qaado Dalka dibadiisa..

Wararka ayaa sheegay in Madaxweyne Gelle ayaa la sheegay in dhanka Wadnaha laga hayo, iyadoo la sheegay in loo qaaday Isbitaal ku yaal Magaalada Paris Ee Dalka France, isla markaasna lagu daaweynaayo.

140700cookie-checkMadaxweyne Djibouti Oo Isbitaal Loo Qaaday