Shir Looga Hadlaayo Amniga Qaranka oo Magaalada New York Ka Furmaaya..

Somalia news World

Dowlada Federaalka ayaa ku qabanaysa Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey kulan ku saabsan amniga Dalka, dib u dhiska Ciidamada iyo Howlgallada Xoreynta, waxaana goor dhow gaaray Madaxweynaha magaalada New York ee dalka Maraykanka si uu u Guddoomiyo Shirkaan…

Xogo loo qaateen ah ayaa xaqiijinaaya in Kulankaan ayaa waxaa ka soo qeyb-galaya 26 Dal, Qaramada Midoobey, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub iyo Afrika, waxaana lagu wadaa in looga doodo Ajandeyaashan.

-Qorshaha Horumarinta Amniga Dalka iyo diyaarinta Ciidamada

-Horumarka Howlgaladii Wajigii 1-aad, bilaabista kan 2-aad iyo Caqabadaha Qaadista Cunaqabateynta Hubka kadib.

-Taageerada Caalamiga ah ee Amniga iyo Horumarka Somalia

-Bixintaanka Ciidamada ATMIS

292720cookie-checkShir Looga Hadlaayo Amniga Qaranka oo Magaalada New York Ka Furmaaya..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com