Waa sidee Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe?

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa xaalad Caafimaad ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo muddo isaga daba noqonaayay isbitaal ku yaal Dalka Imaaraadka Carabta, halkaas oo hada uu ku xanuunsanayo lagu dhabiibaayo…

Wararka ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu muddo dheer la dhibtoonayay hurgumada dhaawacyo horey uga soo gaaray lugta midig, intii uu waday Halganka kana mid ahaa mar Hoggaanka sare kooxda argagixisada ah ee Shabaabka

Hase yeeshee Bilo kahor Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku siibtay suuli uu isticmaalayay, taasoo sababtay inay dhaawacyadii hore dib ugu soo kacaan, Waana markii saddexaad oo Madaxweynaha Jubbaland u safar caafimaad u tago dalka Imaaraadka Carabta.

230410cookie-checkWaa sidee Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe?
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com