Weerar Qaraxyo ku Biloowday ayaa laga Soo Sheegaya Hoteel ku yaal Magaalada Kismaayo

Somalia news

Deg deg:- Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerar qaraxyo ku bilowday ayaa ka socda hotel Tawakal oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubaland…

Wararka hordhac ah ayaa sheegaya in labo qarax oo Ismiidaamin ah ay ka dhaceen albaabka hotel-ka, kadib ay koox hubaysan gudaha u galeen, Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana la soo warinayaa in weli rasaas xoogan laga maqlayo gudaha  magaalada, Wixii warar ah ee ka soo kordha weerarkaas halkan kala soco.

220470cookie-checkWeerar Qaraxyo ku Biloowday ayaa laga Soo Sheegaya Hoteel ku yaal Magaalada Kismaayo
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com