Puntland Oo Qoraal ka soo Saartay Hanaanka Wax ka Bedelka Dastuurka..

Somalia news

Qoraal ay soo saareen Maamulka Puntland ayeey ku sheegeen ineysan qeyb ka noqon doonin hannaanka dhamaystirka Dastuurka Federaalka, qoraalkaan oo ka kooban 2-Bog ayeey mowqif adag ay ka istaageen Sida hannaaka ku socdo, iyagoo Dogniin u diray Qeybaha ay khuseyso…

“Haddii la meel mariyo isku dayga samaynta Dastuur cusub Maamulka Puntland uma hogaansami doonto mana aqoonsan doonto, kumana dhaqmi doonto wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo dastuurka dalka oo aan heshiis lagu wada ahayn”.

317220cookie-checkPuntland Oo Qoraal ka soo Saartay Hanaanka Wax ka Bedelka Dastuurka..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com