Dhul Gariir ka dhacay Degaano Hoos Yimaada Maamulka Puntland..

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya degaano hoos yimaada Gobolka Bari ayaa sheegaya inuu ka dhacay Dhul gariir cabirkiisu yahay 4,5, kaasoo asn la sheegay inuu khasaare geystay, dhul giriirkaan ayaa la sheegay inuu dhacay shalay abaarihii 08,54 AM…

Wararka ayaa sheegay in Dhul garoirkaan uu ka dhacay degaan magaalada Boosaaso u jirta 188-KM ayna ku nool yihiin74,300 Wof, maalintii shalay Jun 15, 2023 at 8:54 am (GMT +3), lama soo sheegin khasaare uu geystay, degaankaan ayaa la sheegay iney Degmada Laas Qoray u jirto 144-KM (89-Mi) ayna ku nool yihiin Dad gaaraya 6,940, halka Degmada Ceergaabo ay u jirto 209-KM ay ku nool yihiin 33,900 oo Qof.

261120cookie-checkDhul Gariir ka dhacay Degaano Hoos Yimaada Maamulka Puntland..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com