Digniino laga soo saaray Dhul Boob ka Socda Xeyndaabka Xalane & Suuqa Siinay

Somalia news

Waxaa soo shaac baxaaya warbixino la xiriira dhul boob baahsan oo laga wado gudaha Xeyndaabka Xalane iyo Suuqa Siinay ee magaalada Mogadishu, waxaana boobka dhulka lagu eedeeyay Saraakiil ka tirsan Dowlada Federaalka Maamulka Gobolka iyo Ganacsato …

Wararka ayaa sheegay in Mas’uuliyiin ay ku lug yihiin boobkaan, iyagoo ka faa’iideysanaaya xIliga kala guurka ayeey bilaabeen iney boobaan dhulal ku kala xeyndaabka Xalane iyo Suuqa Siinaay, Maamulka gobolka Banaadir ayaa digniin culus ka soo saaray dhul boob sharci daro ah ka socda Suuqa Siinaay oo ka mid ah suuqyada caanka ah ee Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir & Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye kuxigeenka Maaliyada C/qaadir Maxamed Maxamuud ayaa looga digay shaqsiyaadka ku howlan boobka dhulka danta guud.

192370cookie-checkDigniino laga soo saaray Dhul Boob ka Socda Xeyndaabka Xalane & Suuqa Siinay
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com