Dowladda Mareykanka Oo Dib ula Noqotay Wakiilkeedii Eritrea

Africa News U.S.

Wasaarada Arrimaha Dibeda Ee USA ayaa barteeda ay ku leedahay baraha bulshada ku faafisay, Macluumaad la xariira Macsalaameynta, Ergaygii Mareykanka ee arrimaha Eritrea Steven Walker, kaasoo fadhigiisu ahaa magaalada Asmara…

Wararka ayaa sheegay in Mareykanka ay Ergaygaan laga bedelay Howlihii loo igmaday ee Eritrea, loona celiyey Dalkiisa, ujeedada ugu weyn ayaa aheyd inuu ka fududeeyo arrimaha la socda siyaasada Dalkaasi, balse waxaa la sheegay in la saluugay oo uu ka gaabiyay Howlaha loo xil saaray.

Maxey Aheyd Howlaha Ergeygaan:-

Warbaahinta gudaha Eritrea iyo Ethiopia ayaa tabiyey xogo ka gedisan tan ay tabisay dawladda Mareykanka ee kuwajahan isbedelka Sarkaalkan, waxaana la sheegay inuu ka gaabiyay sidii uu xiriirka labada Dal u wanaajin lahaa iyadoo loo maraayo Wakiilada Israel oo Fariisimo dhowr ah ku leh Asmara & Musawac.

202060cookie-checkDowladda Mareykanka Oo Dib ula Noqotay Wakiilkeedii Eritrea
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com