Kolonyo Ciidamada ATMIS Oo Lagu Weeraray Isgoyska Cali Kamiin ee Magaalada Mogadishu

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga soo sheegaya Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka isgoyska Cali Kamiin ee dagmada Warta-nabadda ee Gobolka Benaadir, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay…

Wararka ayaa sheegay in Qaraxaasi lala beegsaday ciidamado ATMIS EX AMISOM oo halkaas marayay, waxaana la tuhmayaa in Kooxda Argagixisada Shababka ay ka dambeeyaan kuwaasoo maalmihii ugu dambeeyay kor u qaaday weerarada ay geysanayaan Somalia & Kenya.

Dhanka Kale Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo saaka ciidamada Amaanka ay ka fuliyeen xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, halkaasoo lagu soo qabtay 4-Eedeysane oo burcad hubeysan ah kuwaasoo dhac u geysanayey dadka rayidka ah.

201820cookie-checkKolonyo Ciidamada ATMIS Oo Lagu Weeraray Isgoyska Cali Kamiin ee Magaalada Mogadishu
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com