Ma Dhabaa in Dani Walaalkiis loo Magacaabaayo Danjiraha Somalia ee UAE

Somalia news

Warbixin hordhac ah ayaa muujineysa in Madaxweynaha uu todobaadyadii ugu dambeeyay Culeysyo siyaasadeed kala kulmaayay Saaxibadiisii Doorashada, si loo dhaqan geliyo qancinta saamileydii wax ka dhisay, iyagoo si cad ugu sheegay iney ka doonayaan Dhaqaal iyo xilal..

Xogtaan ayaa tilmaamtay in safarkii Madaxweynaha ee magaalada Garoowe uu Mr.Deni hor dhigay in Qoyskiisa qeyb ka mid ah loo xiro qandaraaska Qaadka Miirowga Kenya ka yimaada ee la geeyo magaalooyinka Puntland dhaqaalaha kasoo xaroodana qaataan.

Mr.Dani ayaa la sheegay inuu Madaxweynaha weydistay in Danjiraha Safiirada u fadhin doona Dalka UAE loo magacaabo Xasan Cabdullaahi Maxamed oo ay walaalo yihiin Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

211240cookie-checkMa Dhabaa in Dani Walaalkiis loo Magacaabaayo Danjiraha Somalia ee UAE

3 thoughts on “Ma Dhabaa in Dani Walaalkiis loo Magacaabaayo Danjiraha Somalia ee UAE

  1. Runtime was dhibaato hadiiba Siyaasiyiin danley ay Walaalhood iyo wiilashooda ay xilalka Qaranka u raadinayaan, Dalkaan ma dhowa xaalkiisa (Allow naga soo gaar)

  2. Doqon Dalkiisa aan u naxeynin ayaa talada loo xushay Shacbiga a wuxuu u heysta a xoolo uu iska leeyahay

Comments are closed.