Ma Dhabaa in Gudoomiyaha KMG ah Ee Baarlamaanka U Oggolaaday..

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegaya in Gudoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Federaalka Xildhibaan Xabdisalaan Dhabancad uu oggolaaday in Kulanka Baarlamaanka ee 27-ka bishan ka qayb galaan 11-Xubnood oo lagu soo doortay dagmada Ceelwaaq…

Wararka ayaa sheegay in Xildhibaan Dhabancad oo ah Gudoomiyaha KMG ah Ee Baarlamaanka, ayaa wada qorshe lagu dhaarinaayo Xarunta Baarlamaanka lagu dhax dhaariyo Cabdullahi Carab iyo xubno kale oo laga soo doortay Degmada Ceelwaaq.

Talaabadaan ayaa noqoneysa mid quus sii galineysa Farmaajaha fashilmay iyo kooxdiisa, kuwaasoo diyaarinaayay iney qas iyo fowdo ka bilaabaan hoolka teendhada Afisioni

185020cookie-checkMa Dhabaa in Gudoomiyaha KMG ah Ee Baarlamaanka U Oggolaaday..