Madaxweynaha Oo Safarkiisii 6-aad Ugu Ambabaxay Dalka Eritrea..

Somalia news

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh ayaa safarkiisii 6-aad ee shaqo ugu ambabaxay Dalka Eretrea oo ay tababar ku qaadanayaan qaar ka mid ah Ciidamada Xooga Dalka, Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalkaas Afwerki kala hadli doono iskaashiga ka dhaxeeya Eritrea iyo Somalia…

Kahor inta aanu dalka ka dhoofin Madaxweynaha waxa uu garoonka diyaaradaha ee Aaddan Cadde ku sii sagootiyey Mas’uuliyiin iyo muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay weerarkii Kooxda Argagixisada Shababka ku qaadeen Hotelka SYL, kuwaasoo xaaladdooda caafimaad lagu soo daaweynayo dalka Turkiga.

315440cookie-checkMadaxweynaha Oo Safarkiisii 6-aad Ugu Ambabaxay Dalka Eritrea..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com