Markab Xamuul ah Oo Sida Qamadi & Galey Lagu inuu soo gaaro Xeebaha Somalia

Somalia news World

Warar hordhac ah ayaa laga helayaa Maraakibtii ugu horeeyay ee ka soo qaada Dekedaha Ukraine Badarka ayaa la sheegay inuu ku sugan yahay Badda Madow ( Black Sea), waxaan la sheegay in heshiiskii ay kala Saxiixdeen Russia & Ukraine uu u muuqdo inuu dhaqan gelaayo…

Sida laga soo xigtay Saraakiil ka tirsan Wasaarada Gaashandhigga Turkiga, waxeyna intaasi raaciyeen 16-Markab Oo kuwa Xamuulka ah ayaa lagu wadaa iney soo galaan Biyaha Turkiga 3-August 2022, Maraakiibtaan Xamuulka ah ayaa lagu Waddaa in lagala socdo dhaqdhaqaaqooda Satellite-ka Drones-ka isla markaasna daba geli doona. 

Wararka ayaa sheegay in Maraakiibtaan Xamuulka Qamadiga sida ayaa tegi doonaan Xeebaha Somalia Todobaadyada soo socda, inkastoo aan la ogeyn inuu ku xiran doono Dekedaha Somalia midkood. Dalka Ukraine ayaa ka mid ah Dalalka Dhoofiya Dalagyada Qamadiga, Galeyda iyo Saliida Gabaldayaha.

204690cookie-checkMarkab Xamuul ah Oo Sida Qamadi & Galey Lagu inuu soo gaaro Xeebaha Somalia