Maxaa Ka Dhashay Imaanshaha Halgamaa Qalbidhagax Magaalada Mogadishu

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan aan horey loo qorsheynin oo dhex maray Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland & Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre, kulankaan ayaa ujeedadiisu aheyd sidii loo taageeri lahaa musharaxnimada Mr.Kheyre isla markaasna culeysyada looga yareyn lahaa…

Inkastoo Kooxda Abaabulka Kheyre ay aad uga niyad jabeen Halgamaa Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbidhagax) imaanshihiisa Muqdisho iyo soo dhoweynta diiraan kusoo beegantay xiligan muhiimka ah Oo mid ka mid ah dhincayaasha siyaasaded looga qaatay Isbaheysatada fashilantay ee Farmaajo, Fahad iyo Khayre.

Xogtaan ayaa tilmaamtay in Xalay Musharax Khayre uu ka codsaday Sheekh Aadan Madoobe inuu kala shaqeeyo sidii uu cafis u weydiisan lahaa Halgamaa Qalbidhagax, wuxuuna qirtay inuu cadow uga gacan geliyay.

Isbaheysatadaan fashilantay, ayaa la sheegay iney ku mashquulsan yihiin 48-saac ee soo socota sidii mu’aamarado iyo qorshayaal guracan u fulin lahaayeen bacdamaa dib u dhacyo Siyaasadeed oo isdaba jooga ah la kulmaayeen.

188450cookie-checkMaxaa Ka Dhashay Imaanshaha Halgamaa Qalbidhagax Magaalada Mogadishu