Maxaa Kaaga Baxay Muqaaladaan

Somalia news

Waxaa shaki ku jirin in xiliga kala guurka Madaxweynaha iyo Wasiirkiisa 1-aad, ay bilaabeen in midba gooni ayuu u shirsado Warbaahinta taageerta iyo taageerayaashiisa, iyadoo lagu fasiray hordhac doorsho dagaal iyo isku diyaarinta 2020/2021….

Dagaalka dhanka kala jiidashada Warbaahinta ee madaxweyne Farmaajo iyo RW Khayre, ayaa gaaray heerkii ugu hooseeyay, waxaana muuqata in go’doon uu galay Mr.Farmaajo, isagoo isku koobay oo kaliya Universal TV.

Halka Mr.Khayre wuxuu si hoose la heshiiyay Warbaahintia gudaha intooda badan, isagoo Kulan uu la qaatay ka dhageystay Dhaliilaha iyo Cabashada ay Qabaan Madaxda Warbaahinta ee la xiriirta have-dhaqanka Maamulka Dowlada..

47910cookie-checkMaxaa Kaaga Baxay Muqaaladaan