Maxaa Xiligaan Kordhiyay Dhaqdhaqaaqa Duulimaad ee Diyaarada Shirkadda SKA ee Somalia

Somalia news

Sida ay Muujineyso Nidaamka hagista Duulimaadyada diyaarad nooceedu yahay Bombardier Challenger 605 ay iska leedahay Shirkadda SKA oo ka soo kicintay garoonka Diyaaradaha magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa iney ka soo degto Garoonka Diyaaradaha Magaalada Mogadishu…

Shirkadaan SKA oo muddo sanado ah howlaheeda gaabis uu ku yimid ayaa la sheegayaa iney hadda qaadatay Qandaraasyada Sahayda iyo iyo Saadka ee Ciidamada Imaaraadka, kuwa Israel iyo USA ee Fariisimada ka dhigtay Jasiirada Suqadara iyo degaanada Xeebaha ku dhow ee Somalia.

240800cookie-checkMaxaa Xiligaan Kordhiyay Dhaqdhaqaaqa Duulimaad ee Diyaarada Shirkadda SKA ee Somalia
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com