Rooble Oo Guddi Amni u Magacaabay Xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha

Somalia news

Wasiirka 1-aad ee Dowladda xil gaarsiinta Mr.Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Somalia oo ka kooban toddobo xubnood oo Wasiiro iyo Taliyeyaal ciidan isugu jiraan….

Xafladda Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in la qabto 9 bisha June 2022, waxaana lagu martiqaaday Madax ka socota dalalka Gobolka.

192140cookie-checkRooble Oo Guddi Amni u Magacaabay Xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha