SADAAL: Dhismaha Wasiirada cusub ee Dowladda Federaalka  (Magacyada & Beelahooda) 

Somalia news

Sadaal ayaa tilmaameysa in Dhismaha Golaha Wasiirada ee Dowladda Federaalka lagu wado in shaaca laga qaado 48-Saac ee soo socota, kadib markii ay dadaalo wadajir ah wadeen isaga iyo Madaxweynaha & Wasiirka 1-aad ay ku heshiiyeen Qaab dhismeedka…

Xogtaan ayaa sheegtay inta badan Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa la diyaariyay waxaana kasoo muuqan doona Siyaasiyiin horey xilal u soo qabtay iyo kuwo ku cusub saaxadda siyaasadda kuwaasoo aan kamid aheyn Xildhibaanada Golaha shacabka BJFS.

Saadaasha xubnaha Golaha Wasiirada cusub:-

KURAASTA BEELAHA HAWIYE.

1- Ahmed Macalin Fiqi- Wasiirka arrimaha gudaha

2- Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar- Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka

3- Xildhibaan Maxamuud Beene-Beene- Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah.

4- Xildhibaan Dr Cali Xaaji Adam- Wasiirka Caafimaadka

5- Xasan Macalin- Wasiirka Dastuurka

WASIIRADDA BEELAHA DIRTA.

6- R/wasaare kuxigeenka isku haysi ayaa kataagan wali.
7- Xildhibaan Dr Cilmi Maxamuud Nuur- Wasiirka Maaliyada
8- Ahmed Xasan- Wasaarada lama hubo

WASIIRADDA BEELAHA DAAROOD-KA.

9- Max’ed Sh Doodishe- Wasiirka Amniga
10- Abshir Cumar Huruuse- Wasiirka arrimaha dibada
11- Xildhibaan Siciid Daahir-
12- Xildhibaan Fardowsa/Xildhiban Axmed Taajir
13- Jamac Xasan Khaliif

WASIIRADDA BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE.

14- Cabdulqaadir Max’ed (Madaxa nafuran) Wasiirka Difaaca
15- Mukhtaar Roobow Cali- Wasiirka Awqaafta arrimaha diinta iyo Ladagaalanka xagjirka.
16- Ahmed Madobe Nunow
17- Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid
18- Xasan Eelaay- Wasiirka Xanaanada Xoolaha

KURAASTA BEELAHA SHANAAD.

19- Faarax Abdulkadir Max’ed Wasiirka Waxbarashada
20- Khadija Makhsuumi- Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
21- Daud Aweys-

Isbedel ayaa ku imaan karaa Liiskaan, Xubnaha aan magacyadooda kaliya qornay wali Wasaaraddaha doodo ayaa ka taagan.

204840cookie-checkSADAAL: Dhismaha Wasiirada cusub ee Dowladda Federaalka  (Magacyada & Beelahooda) 
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com