Tartan Quraan oo ay ilaa 20 dal ka qayb gelayaan oo Maraykanka ka furmay

U.S. World

Khamiistii shalay ahayd, waxaa magaalada Lanham ee Gobolka Maryland ee ku taalla duleedka maagalada Washington DC ka furmay, Tartan Qur’aanka Kariimka ah oo heer caalami ah, kaas oo ay ka qeybgalayaan dhalinyaro isaga kala yimid ku dhawaad 20 waddan oo caalamka ah…

Tartankan ayaa ah kii ugu horreeyay oo noociisa oo kela ah oo abid lagu qabto Mareykanka. Waxaa marti geliyay masaajidka Turkiga ee Diyanet Center ee gobolka Maryland, waxaana ka qeybgalaya ilaa 25 dhalinyaro ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho. Lix ka mid ah Dhalinyaradan ayaa ah Soomaali.

195310cookie-checkTartan Quraan oo ay ilaa 20 dal ka qayb gelayaan oo Maraykanka ka furmay
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com