Xeer Ilaalinta Qaranka oo u yeertay Wasiirka Xilka sii haya ee Maaliyada

Somalia news

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaalinta guud Qaranka ayaa barwo u diray Wasiirka sii haya Maaliyada Mr.Cabdiraxman Ducaale Beyle kaasoo lagu eedeeyay inuu qeyb ka noqday Baarista Dembiyada lagu galo Maaliyada iyo Dhaqaale Dalka, si su’aalo looga weydiiyo…

Wararka ayaa sheegay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka u qaabilsan dambiyada lidka ku ah Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo kuwa danabeysan ayaa u yeeray Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle, inuu maalinta Isniinta yimaado Xafiiska, si wax loog weydiiyo arrimo la xiriira Maaliyadda uu Xafiiska baaristiisa wado.

197230cookie-checkXeer Ilaalinta Qaranka oo u yeertay Wasiirka Xilka sii haya ee Maaliyada
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com