Xoogaga Amaanka Dowlad Degaanka Soomaalida Oo Qabtay Hub & Rasaas

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Howlgalo ay fuliyeen Xoogaga Amaanka ee Dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia ayeey ku soo qabteen ungyo ka tirsan kooxda Argagixisada Shababka kuwasoo la sheegay iney hub iyo Rasaas wateen….

Wararka ayaa sheegay in Xoogaga Gaarka ah ee dowlad degaanka Soomaalida (Liyuu Boliis) ayaa sheegay iney qabteen 8-xubnood oo ka tirsan kooxda argagixisada shabaabka iyo hubkoodii, waxaana kooxdaani hubeysan ay ka soo qabteen tuulada Hilomadaw oo ka tirsan degmada Ceelkari.

Xoogagaan degaanka oo ka hawlgala gobolada Erar, Afdheer iyo Nogob waxay sheegeen iney si hoose ula socdeen, ayna dhammaan kooxdii iyo hubkii ay wateen  gacanta ku soo dhigeen, iyagoo ku qabtay dhamaan agabkii ay wateen oo ka koobnaa tiro badan oo qorayaha Ak 47, rasaas iyo 10-Qoriga Baasuukaha.

188030cookie-checkXoogaga Amaanka Dowlad Degaanka Soomaalida Oo Qabtay Hub & Rasaas
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com