Xoogaga NISA Oo Weerar Ku Qaaday Xaafad Ka Tirsan Degmada Wadajir

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay fuliyeen Xoogag hubeysan oo ka amar qaata Hey’adda NISA, kuwaasoo ku qaaday dhowr guri oo ku yaal Degmada Wadajir ee Gobolka Benaadir, iyagoo ka soo qabtay dhowr Qof….

Wararka hordhaca ah ayaa sheegay in Howlgankaan ay fuliyeen Xoogag magacooda lagu sheegay Duufaan kuwaasoo la sheegay iney si kedis ah ku galeen guryo dhowr ah iyagoo baacsanaaya dhalinyaro dhibaato ku haya Dadka degaanka ee Xaafadahaasi degan.

Dadka degaan ayaa sheegay in Howlgalka ayaa ka dhacay Xaafada Kaawo Godey, Baarista ayaa aheyd mid kedis ah dhamaan hakad la geliyay isku socodka Gaadiidka & Dadka, waxaana lagu soo qabtay tiro Dhalinyaro ah kuwasoo loo qaaday Xarunta dhexe ee NISA.

183010cookie-checkXoogaga NISA Oo Weerar Ku Qaaday Xaafad Ka Tirsan Degmada Wadajir
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com