Ciidamada Kilinka Oo Laga Bedelay Magaca Iyo Dharka

Somalia news

Mas’uuliyiinta Dowlad degaanka Soomaalida Ee Ethiopia ayaa ku dhiiraday iney isbedel muuqda ka sameeyaan Ciidamada Amaanka ee Degaanka, kuwaasoo weli watay Magacii iyo Dharkii Maamulkii Hore, iyadoo horey loo bedelay Magacii Maamulka…

Tan iyo markii loo doortay Mr.Mustaf Dhegjar, Madaxweynaha Dowlad degaanka Somalida Ee Ethiopia Sanadkii 2018-kii, ayuu isbedelo ka sameeyay dhinacyo badan kuwaasoo ay ugu horeeya an Nidaamka Siyaasada Maamulka iyo Garsoorka Dowlad degaanka, Waxaa wehlisay inuu magacii Ka Dhigay Somali State, iyadoo Calanka lagu daray midka Dalka Somalia.

Wuxuuna hadda Ka bedelay Magaca iyo Dharka Ciidamada Amaanka ee Dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia, inkastoo aad Loo soo dhoweeyay isbedeladaan, ayaan Mr.Cagjar iyo Ciidamada Amaanka lagu eedeeyaa iney Weli wadaan tacadiyadii ay u geysanayaan Shacbiga Soomaalida ee ku nool halkaasi.

53470cookie-checkCiidamada Kilinka Oo Laga Bedelay Magaca Iyo Dharka