Degmada Ceel barde Oo Soo Saartay Liis ay Ku Qoran yihiin Saraakiil Oo Degmada Laga Mamnuucay

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Ciidamo is-abaabulay oo ku nool Degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool oo soo saaray Qoraal ay ku qoran yihiin Saraakiil ay kaga mamnuuceen iney soo gaaraan Degmada, iyagoo amaradaan ay ku sheegeen iney salka ku hayaan arrimaha Amaanka Degmada…

Qoraalka ay Xoogagaan is abaabulay soo saareen ayeey ku wargeliyeen Shirkadaha Diyaaradaha ineysan soo qaadin Saraakiishan oo ay ku eedeeyeen iney colaado ka hurinayaan Degmada, iyagoo sidoo kale ku eedeeyay Maamulka Konfur galbeed iney ka gaabiyeen wax ka gabashada Abaaraha iyo iney si cadaalad darro u maamuleen Xulashadii Xildhibaanada ee Degmada.

Liiska la soo saaray waxaa ka mid ah sida uu yiri:-

200030cookie-checkDegmada Ceel barde Oo Soo Saartay Liis ay Ku Qoran yihiin Saraakiil Oo Degmada Laga Mamnuucay