Eedo Loo Jeediyay Xildhibaan Saabir & Liibaan Shuluq kuwaaso Boob ku haya Keenista Qaadka Galmudug

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayss khilaaf xoogan oo ka taagan Qaadkii Degmada Cadaado la keeni jiray, iyadoo la sheegay in keenista loo xiray Ilmo Axmed Diiriye gaar ahaan Xaawo Axmed Diiriye (Xaawo-Five), waxaana ka dambeeyay abaabulkaasi Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye…

Xogtaan ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijisay in Qaadkaan Degaanada Galmudug muddo sanado ah uu keeni jiray Xuseen Ibraahim Xamarow iyo xubno kale, haatan waxaa ku qabsaday Xildhibaan Saabir oo gacan ka gelayaa Liibaan Shuqul oo ka soo jeeda Beesha Sacad, kuwaasoo doonaya iney kula shirkoobaan Xaawo-Five.

Maamulka Qorqor oo xiliyadaan u dambeeyay oo awoodiisii gabaabsi tahay ayaa xiisadaan soo fara geliyay Kadib markii Senator Saciid Siyaad uu culueys ku saaray in Boobkaan wax ka qabto, wuxuuna digniino u jeediyay Xildhibaan Saabir iyo Mooryaanka Liibaan Shuluq.

235080cookie-checkEedo Loo Jeediyay Xildhibaan Saabir & Liibaan Shuluq kuwaaso Boob ku haya Keenista Qaadka Galmudug