Faahfaahin ku Aadan Axkaamta Zekaatul Fidriga & Ciida

Somalia news

iyadoo ay maanta ku beegan tahay maalinta 1-aad ee Ciidul-fidriga ayaan waxaan munaasabadaasi awgeed idiin kugu soo gudbineynaa Muxaadaro ka hadleysa Axkaamta & Asbaabta maalinta Ciidul fidriga ah…

Waxaana soo jeedinaaya Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku nool Caasimada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo qaab su’aal iyo Jawaab u faahfaahinaaya Zakaatul fidriga ah iyo tilmaamaha la doonaayo in la raaco maalintaasi ku weyn Shucuubta Muslimiinta ah:-

Ciid Wanaagsan:-

Waxaan ALLE uga mahadcelinayaa inuu Shucuubta Muslimiinta guud ahaan gaar ahaan Shacbiga Soomaaliyeed waafajiyay fursaddan qaaliga ah ee dhamaadka bishii Ramadaan, ALLE ha innaga aqbalo acmaasheenii Soonkii, cibaadadii suubaneyd & Ciidul fidriga.

كل عام وأنتم بخير

186310cookie-checkFaahfaahin ku Aadan Axkaamta Zekaatul Fidriga & Ciida
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com