Falcelinta Soomaalida Ee Xariga Tiro Xildhibaano ah Oo ay ku jirto Ilhaan Cumar

U.S.

Warar dheeraad ah ah ayaa laga helayaa banaabax sharci darro ah oo ay dhigaayeen Muwaadiniin u dhashay Dalka Mareykanka loogana soo horjeeday xuquuqda ilmaha ay Haweenka & Gabdhaha iskaga soo ridi karaan kaasoo ka dhacay Caasimada USA ee Washington…

Wararka ayaa sheegay in 17-Mudane (Xildhibaan ee Congress-ka) Xisbiga Dimuqaraadiga ka tirsan ayaa Ciidamada Boliiska Washington DC ku qabteen, waxaa kaloo ka mid ahaa 18-qof oo Mareykan ah kuwaasoo ku dhawaaqaayay eryo ay ka mid ahaayeen “Jirkeena ma jebin kartaan”.

Banaanbaxayaasha ayaa ka horjeeday sharci dhowaan ay ansixiyeen Maxkamada Sare ee USA, kaasoo mamnuucaayay in Haweenka iyo Gabadha aysan iska soo ridi karin Ilmaha ku jira ilmo-galeenka, Dadweyne Soomaaliyeed ayaa ka falceliyay, iyagoo xusay in Xoogaga Amaanka Soomaalida iney wax ka kororsadaan sida loola dhaqmo Dibad-baxayaasha ee aan loo adeegsan Xabad nool.

202400cookie-checkFalcelinta Soomaalida Ee Xariga Tiro Xildhibaano ah Oo ay ku jirto Ilhaan Cumar
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com