Farmaajo Iyo Yamamoto Oo Ku Kulmay Garoonka Diyaaradaha

Somalia news

Kulan aan horey loo sii qorsheyn ayaa ka dhacay qolka VIP-da ee Garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho, kaasoio u dhaxeeyay Mr.Fatmaajo iyo Mr.Yamamota, is-aragaan ayaa dhacay ka hor intuusan Mr.Farmaajo soo gaarin Magaalada Dhuusa mareeb…

Ma jiro qoraal rasmi ah oo dhinacyadaani ka soo saareen Shirkaasi, balse Mr.Yamamota ayaa ku adjeeyay Mr.Farmaajo sidii kulanka Dhuusa mareeb-3 uu u noqon lahaa mid miro dhala, Danjiraha USA ayaa si adag uga soo hor yimid damaca Muddo kororsiga Ee Maamulka Farmaajo.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Oodawaa ayaa ugu baaqay Mr.Farmaajo inuu is casilo maadama uu ku fashilmay inuu fuliyo Balanqaadyadiisii xiligii ololaha Doorashada, wuxuuna ku booriyay Shacbiga Soomaaliyeed iney iska daayaan laab la kaca beenta ah oo Madaxda beenta iyo Faanka ka soo shir tagta ay hadda kadib ka foojignaadaan.

54420cookie-checkFarmaajo Iyo Yamamoto Oo Ku Kulmay Garoonka Diyaaradaha