Gaariga Walxaha Qarxa lagu soo xiray oo ku Qarxay Isgoyska Manabolyo Mogadishu

Somalia news

Warar hordhac ah ayaa laga helayaa Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay Isgoyska Manabolyo dhinaca Degmada Shibis ee gobolka Banaadir, sida Illo Xog-ogaal ah oo laamaha amaanka ka tirsan ay ii xaqiijiyeen…

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Sarkaal ka tirsan NISA ayaa lagu weeraray qaraxaasi inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi ilaa iyo hadda Hey’adaha Amaanka ayaa sidoo kale soo saarin Faahfaahin la xiriirta Qaraxa..

213480cookie-checkGaariga Walxaha Qarxa lagu soo xiray oo ku Qarxay Isgoyska Manabolyo Mogadishu
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com