Guddiga Diyaaradaha Gudaha Oo Shaqo Joojin ku Dhawaaqay

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qoraal cabasho ah oo ay soo saareen Guddiga Maamulka diyaaraha (AO) ayaa ku sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhamaan duulimaadyadii gudaha Dalka…

Wararka ayaa sheegay in Qoraalka Guddigu, uu kaga cabanaayo hubanti la’aanta amniga diyaaradaha, Mamaulka diyaardaha, ayaa sheegay in Hay’adda duulista rayadka ay ku guul dareysteen xaqiijinta amniga garoomada.

195650cookie-checkGuddiga Diyaaradaha Gudaha Oo Shaqo Joojin ku Dhawaaqay