Wasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabeele Oo Xilalkii Laga Qaaday

Somalia news

Wararka hordhaca ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), uu xilalkii ka qaaday Wasiirka Ganacsiga Hirshabeelle Yaxye Ismaaciil Maxamed iyo Wasiirka Dastuurka Khadar Xasan Maxamed…

Qoraal kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu eedeeyay labada Wasiir ee xilalka laga qaaday xil-gudasho la,aan shaqo, iyo inay ku fashilmeen Mas’uuliyada loo igmaday, lama oga inuu Madaxweynaha Boosaskii ay baneeyeen uu ku buuxiyay Xubno kale.

195700cookie-checkWasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabeele Oo Xilalkii Laga Qaaday