Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Guddiyada Baarlamaanka

Somalia news

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddiyada kale duwan ee Baarlamaanka iyo Magacyada Xildhibaannada uu leeyahay Baarlamaankiisa 11-aad ee dhowaan la soo doortay, kaasoo badelay Baarlamaankii 10-aad..

Guddiyada ugu Muhiimsan ee Baarlamaanku leeyahay ayaa waxaa kamid ah Guddiga Difaaca, kan Arrimaha Dibadda, guddiga la socodka maaliyadda, Gudiyada arrimaha Gudaha, Maamullada Gobolada, Amniga iyo Xuduudaha, iyo Guddiga Beeraha, hormarinta Reer Miyiga iyo Kheyraadka Badda iyo guddiyo kale oo gudan oo ku jira liiska lasoo saaray.

207780cookie-checkGudoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Guddiyada Baarlamaanka
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com