Gudoonka Baarlamaanka Oo Diyaariyay Guddiga Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha

Somalia news

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Gudoonka Baarlamaanka uu Kalfadhiga maanta Xildhibaanada hordhigi doono ansixinta Gudiga qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Fadaraalka ee soo diyaarin doono ama soo xuli doono…

Iyadoo wararku ay sheegayaan in dhismaha Guddigaan lagu saleyn doono habqaybsiga 4.5, waxaana Beel walba laga soo saarayaa 2-xubnood, waxaanaa aad u xoogan Dooda ama aragti tilmaameysa in aan lasoo celin Beelihii ay ka yimaadeen Xildhibaanadii soo maamulay Gudigii Doorashada ee Gudoonka Golaha Shacabka.

Tusaale”

Beesha Daarood, waxaa laga soo xulay xubnihii maamulay Doorashadii Gudoonka Beelaha kala ah Mareexaan iyo Dhulbahante Fikirkaan ayaa u muuqda in Doorashada Madaxweynaha Xildhibaanada laga soo xulo Beelaha kale ee Daaroodka dhexdiisa ah,Ujeedkuna waa in wax qaybsigu hoos udaadago.

186560cookie-checkGudoonka Baarlamaanka Oo Diyaariyay Guddiga Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com