Hogaanka Maxkamada Caalamiga Ah Oo Hor-tagay UN-ka

Somalia news

Madaxweynaha Maxkamada Caalamiga ah Cabdiqawi Yusuf ayaa khudbadiisa oo lasoo duubay laga shiday Shirweynaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay oo ka furmay magaalada New York, Khudbadaan ayaa ku beegantay xili xiriirka u dhaxeeya Maxkamadda Iyo USA uu gaaray meeshii ugu hooseysay…

Madaxweynaha Maxkamada Caalamiga ah ayaa si gaar khudbadiisa uga hadlay kulankan taariikhiga ah oo noqonaya shirweynihii 75aad ee Golaha Qaramada Midoobay.

Dr.Cabdiqawi ayaa ka hadlay ahmiyada dhismihii Qaramada Midoobay iyo Maxkamada Caalamiga ah, wuxuuna ku booriyey dalalka Caalamka in ay sharciga iyo Cadaalada ka hormariyaan dagaalada iyo in la isku awood sheegto.

https://horseedmedia.net/

62310cookie-checkHogaanka Maxkamada Caalamiga Ah Oo Hor-tagay UN-ka