Ma Dhabaa in Dhalinyarada Tababarka loogu qaaday Eritrea Madax Furasho loo heysto

Somalia news

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaaya Dhaliyaradii Soomaaliyeed tababarka loogu qaaday Dalka Eritrea kuna sugnaa ku dhawaad 2-sano iyo dheeraad ay ka soo baxaayaan warar is khilasfsan, iyadoo la sheegay in Madax furasho dhaqaale loogu heysto xeryo Dalkaasi ku yaal…

Xogtaan ayaa tilmaamtay in Dhalinyaraadaan oo Madaxweynihi hore uu qIrtay 5000 oo Dhalinyaradaan ah ay dhameysteen tababarka diyaarna u yihiin iney ka qeyb qaataan difaaca Dalka, inkastoo uu sheegay iney dhamyeesteen tababarka balse dooraashada darteed dib loogu dhigay soo celintooda.

Wararka ayaa sheegay in Madaxweynaha Eritrea uu sheegay iney ku baxday tababrkooda dhaqaale kor u dhaafaaya 50-millions US$ uu weystiistay Dowladda Federaalka iney bixiso ka hor inta aan laga soo qaadin, Qiimo kordhintaan ayaa u muuqata madax furasho (Afduub), ilaa hadda Maamulka Xasan Sheekh ayaan ka bixin war cad oo ku aadan Dhalinyaradaan ku sugan Dalka Eritrea.

193790cookie-checkMa Dhabaa in Dhalinyarada Tababarka loogu qaaday Eritrea Madax Furasho loo heysto