Ma Dhabaa in Isbedel Lagu Sameynaayo Mas’uuliyiinta Xafiiska Wasiirka 1-aad

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa qorshe uu ku doonaayo inuu isbedel ku sameeyo Mas’uuliyiinta ka howl gasha Xafiiska Raisul wasaraha Dowladda Federalka, waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda ugu magacaabi doono Xoghayaha joogtada Xafiiskaasi…

Xogtaan ayaa u sheegtay Warsidaha Diinah.com in Wasiirka 1-aad Mr.Xamse Cabdi Barre uu go’aansaday inuu u magacaabo Mr.Maxamed Abuukar Zubeyr oo haatan ah Agaasimaha Guud ee wasaradda Dastuurka Xukuumada Federalka Somalia, Hadi la magacaabo wuxu noqon doona qofki ugu horeeyay ee ka soo jeedo beelaha Jareerweyne oo xilkaas qabto.

198060cookie-checkMa Dhabaa in Isbedel Lagu Sameynaayo Mas’uuliyiinta Xafiiska Wasiirka 1-aad
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com