Ma Dhabaa in Madaxweynaha Somalia uu u Safraayo Boqortooyada Sacuudiga

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Xasan Shiikh Maxamuud, uu Safar shaqo ugu baxaayo Boqortooyada Sacuudiga Maalmaha soo Socoda, Safarkaan ayaa noqonaaya kii 9-aad…

Wararka ayaa sheegay in horey loo qorsheeyay inuu Madaxweynaha safarkiisa uu bilaawdo maanta, balse war kale, ayaa sheegaya inuu 7-da bisha dib udhacay, Socdaalkiisa Boqortooyada Sacuudiga, ayaa ku salaysan 3-Qodob oo kala ah…

-Xoojinta Xiriirka Labada Dal

-Ka taageerida dhanka kabka Miisaaniyada iyo Difaaca

-Dowlada Somalia oo codsan doonta in loo qabto Shirweyne Carbeed oo dhaqaale Somaliya loogu ururinayo dhanka Abaaraha

211920cookie-checkMa Dhabaa in Madaxweynaha Somalia uu u Safraayo Boqortooyada Sacuudiga
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com