Ma Dhabaa in Qorqor & Lafta gareen Ay Degeen Hoteel ku Dhex Yaal Xeyndaabka Xalane

Somalia news

Is-bedelka Siyaasadda: Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Madaxweynaha Galmudug waxay caawa degan yihiin oo ay ku hoyanayaan Hotel ku yaalla gudaha Airporka, halka Madaxweynaha Jubbaland uu agagaarka Madaxtooyada degan yahay…

Ku darsoo in Mr.Lafta gareen ayaa maanta markii u horreysay Diyaaraddisa waday Ciidamo hubeysan la socdeen halka xilligii Farmaajo xukunka hayay aanu wax ciidan soo wadan jirin, taas bedelkeed ciidan iyo gaadiid dagaal oo Nabadsugida iyo Asluubta laheyd lagu galbin jiray.

193650cookie-checkMa Dhabaa in Qorqor & Lafta gareen Ay Degeen Hoteel ku Dhex Yaal Xeyndaabka Xalane