Rooble Oo Dib ugu soo laabtay Magaalada Mogadishu

Somalia news

Wakiiladda Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Xalane ayaa laga yaabaa in maanta ay daabacaan liiska shaqsiyaad ay kusoo rogayaan cunaqabateyn “haddii ay qabsoomi waydo doorashadda guddoonka golaha shacabka,” sidda ay ku waramayaan warbixino madax-banaan.

Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa dhowr jeer oo horey waxay u caddeeyeen in ay “cawaaqib wajihi doonan” shaqsiyaadka isku-dayaya in ay xagal-daaciyaan geedi-socodka dimuqraadiyada Soomaaliya “oo uu hormuud u yahay madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaadey ee Farmaajo”.

Rooble safar dibada ah ku maqnaa ayaa goordhow soo gaaray magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho isaga oo la shiray qaar ka mid ah saaxiibada Soomaaliya una “Cadeeyay in Farmaajo caqabad ku yahay horusocodka doorashada Somalia.

185590cookie-checkRooble Oo Dib ugu soo laabtay Magaalada Mogadishu