Senator Dheg-Dheer Oo Ka Hadlay Doorashada

Somalia news

Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhag-dheer), oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galguduud, Oo la hadlaayay Dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa u sheegay Madaxda iyo Xildhibaanada Dowlada ay wakhti cayiman leeyihiin…

Wuxuuna Senator Sheegay “in Dowladnimo waa Qori isu dhiib ma jirto qof kursiga sii joogi karo marka uu ka dhamaado mudo xileedka Dowladda Federaalka ee hada jirta ID-kaarka aan wato waxaa ku qoran inuu dhamaaday Muddo Xeleedkaygu Marka la gaaro 30/12/2020-ka wixii ka dambeeya Laygugu yeeri Maayo Senator oo wakhtigii lay siiyay wuu dhamaaday Dadkuna Khasab laguma Maamuli karo Mas’uul kasta ha ku talo Galo dhamaashaha Muddo xileedka kaddib inuu helo oggolaasho dadka si uu u sii joogo”

48400cookie-checkSenator Dheg-Dheer Oo Ka Hadlay Doorashada