Waa Maxay Xilka Loo Magacaabay Gabadha uu Dhalay Elman

Somalia news

Agaasimaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad, ayaa si xowli ah ku wada isbaddelka uu ku sameynayo Hey’adda FISA qeybaheeda kala duwan xilli la rumeysan yahay in saameynta isbadalladu ay sii socon doonaan…

Xogtaan ayaa sheegtay in Hoggaanka Maaliyadda NISA loo magacaabay Iimaan Elman, oo uu dhalay samafaliyihii Elman Cali Axmed, xilkaan ayaana ka mid ah kuwa uu sida gaarka ah isha ugu hayay Mahad Salaad.

Iimaan, ayaa waxey ku biirtay Ciidamada Xoo 2011, waxayna dhowr jeer ka badbaadday isku day dil, hadda waa Gaashaanle Sare, waxayana sanadihii la soo dhaafay si dhow ula shaqeyneysay la howl-galayaasha shisheeye ee tababarrada siiya CXDS.

192310cookie-checkWaa Maxay Xilka Loo Magacaabay Gabadha uu Dhalay Elman