Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Golaha Wasiirada

Somalia news

Fadhigii maanta Ee Xidhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa cod gacan taag ah oo aqlabiyad ku ansixiyay 229-Cod, codsigii Wasiirka 1-aad ee Dowladda kaasoo ku aadanaa Golaha Wasiirada cusub, inkastoo ay buuq ka sameeyeen tiro yar oo Xildhibaano…

Wararka ayaa sheegay in Xildhibaan dhowr oo ka tirsan Golaha Shacabka ay buuq ka kiciyeen fadhiya Golaha ee maanta loo madlanaa in lagu ansixiyo Golaha Wasiirada.

Xildhibaannada qaar ayaa bilaabay inay Firimbi yeeriyaan, waxaana ay qoreen Mooshin ay ku dalbanayaan in ansixinta laga dhigo Cod qarsoodi ah. Hase ahaatee Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa diiday oo mooshinkaas ku tilmaamay in uusan sharci aheyn.

206320cookie-checkXildhibaanada Baarlamaanka Oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Golaha Wasiirada
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com