Aragagixisada Daacishta-Somalia Oo Balanqaaday iney Daacad u yihiin Horjoogaha cusub..

Somalia news

Ilo wareedyo amaan ayaa sheegay in kadib markii la khaarijiyay Horjoogihii Kooxda Argagixisada ISIS, isla markaasna Horjooge cusub kooxda u doorateen ayaa Faraca Kooxdani ku leedahay Somalia waxey soo saareen Qoraal ay ku balanqaadayaan iney daacad u yihiin Horjoogaha cusub..

Sida laga soo xigtay Saraakisha Sirdoonka Turkiye iney Horjoogihii hore “khaliif”, Abu al-Hussein al-Husseini al-Quraishi, ay dileen horraantii sanadkan, kooxdaani ayaa sidoo kale ku dhawaaqday in Abu Hafs al-Hashimi al-Qureyshi uu yahay Horjoogahooda cusub, Si la mid ah labadii hoggaamiye ee hore, Abu Hafs aqoonsigiisa dhabta ah waa mid qarsoon.

Wararka ayaa sheegaya in 17-Kooxood oo ka dhisan Galbeedka Africa ayaa ku dhawaaqay iney daacad u yihiin Horjoogaha cusub ee kooxda ISIS, iyadoo sidoo kale 8-kooxood oo ka dhisan Bariga Dalalka Iraq iyo Syria ay soo saareen bayaan ay ku taageerayaan Horjoogaha.

Horjoogayaasha Kooxdaan soo maray ee la Khaarijiyay:-

270460cookie-checkAragagixisada Daacishta-Somalia Oo Balanqaaday iney Daacad u yihiin Horjoogaha cusub..