Digiino Laga Soo Saaray Cuno-yarida Aduunka oo Sameyn ku yeeshay Dagaalka Ukraine & Russia

Somalia news

Iyadoo haataan uu saamen xoogan hoos u dhac uu ku yeeshay Dagaalka ka socdaa Dalka Ukraine Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga ee Qamadiga, Galeyda iyo Saliida gabal-dayaha oo inta badan laga soo saaro Dalalka Russia iyo Ukraine, Somalia ay qeyb ka tahay Bulshada aadka u isticmaasha Sareenka….

Waxaa soo shaac baxaaya in Warbixino welwel xambaarsan oo ku aadan Amaanka dhaqdhaqaaqa Dalagyada Galeyada, Qamadiga (Sareenka) iyo Saliida Gabal dayaha (Sunflower oil), Iyadoo Qamadiga Somalia loo dhoofiyaa wuxuu ka yimidaa Dalalka Ukraine iyo Russia, wuxuuna soo maraa Dalka Egypt, halka warar kale ay sheegayaan in Dalalka India iyo Pakistan laga soo dhoofiyo.

Waxaan ku boorineynaa Dowlada Federaalka iney la timaafdo qorshe cad oo haqab beeli kara Amaanka Raashinka Shacbiga, isla markaasna la diyaariyo Barnaamij lagu keydinaayo Raashinka quutil daruuriga ah oo aan mirihiisu Dalka ka bixin, si uusan u dhicin isku dhex yaac lana helaa Keyd Qaran.

192220cookie-checkDigiino Laga Soo Saaray Cuno-yarida Aduunka oo Sameyn ku yeeshay Dagaalka Ukraine & Russia