Ma Dhabaa In Dooxa ay Diiday Codsi Degenaasho Ee Farmaajo

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ayaa xaqiijiyay in Madaxweynihii Hore ee Somalia (Farmaajo) uu weydistay Dowladda Qatar iney siiso Magangeliyo iyo degenaasho Dalkeeda ah, kadib markii laga guuleystay 15-May-2022 Doorashadii ka Dhacaday Magaalada Mogadishu..

Xogtaan ayaa intaasi raacisay in Dowlada Qatar ay ku gacan seyrtay codsigaasi (diiday) Farmaajo ee degenaanshaha magaalada Doha, waxaana la sheegay in Madaxweynihii hore Oo wajigax kala kulmay ayaa hadda ka fikiraya inuu u guuro Dalka Tunisia.

Inkastoo ay Maamulka Dooxa uu 5-tii sano u damveysay taageero dhinac kasta ah u fidisay Farmaajaha xukunka fowdada ah ku dhisnaa, iyadoo Doha hadda ku guda jirto dib u hagaajinta xiriirkeeda Maamulka cusub ee Villa Somalia.

201960cookie-checkMa Dhabaa In Dooxa ay Diiday Codsi Degenaasho Ee Farmaajo
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com