Maxaa Dowlada Federaalka ka Hortaagaan iney ka Hadasho Mashruuca Biyo xireenka Genale Dawa-5

Africa News Somalia news

Warbixin welwel xambaarsan ayaa tilmaameysa in muddo sanado ah ay Dowladda Ethiopia qorsheyneysa sidii ay fulin laheyd maalgelinta biyo xireenka Genale Dawa-5 uga dhisi laheyd Dhulka is Maamulka Soomaalida Ethiopia si ay koronto uga dhaliso, mashruucaan ayaa dhibaato ju ah nolosha Beeraleyda Somalia..

Wararka ayaa sheegay in Dowladda Ethiopia ay horey u fulisay Mashruuc biyo xireen ah lana magac baxay Ganale Dawa-3, kaasoo la hirgeliyay sanadkii 2021-kii Mashruucyadaan ayaan lagala tashan Dowladda Federaalka saameyna ku leh Nolosha Shacbiga Soomaaliiyed ee beeraleyda ah, iyadoo durbadiiba uu hoos u dhigay qulqulka biyaha Wabiga Jubba in ka badan 35%.

Maxaa Dowlada Ka Hortaagaan iney Ka Hadasho arrintaan saameynta ku leh Nolosha Beeraleyda Soomaaliyeed, Ethiopia ayaa mashaarciidaan waday 15-kii sano ee u dambeysa, waxaana maalgelinaaya Maahruucaan Bangiga Aduunka.

fiiri lifaaqa:- EOI – Feasibility Study for Ethiopia-Somalia Interconnector – Eastern Africa Power Pool 

223830cookie-checkMaxaa Dowlada Federaalka ka Hortaagaan iney ka Hadasho Mashruuca Biyo xireenka Genale Dawa-5