Puntland Oo Qiimaha Dakhliga Canshuuraha Guryaha Kor u Qaadeysa

Somalia news

Iyadoo uu Aduunyadu ay la daala dhaxeysa Kororka Maciishada Quitul daruuriga, Gaaska iyo Shidaalka, ayaa maamulka Puntland diyaaraaday qorshe uu ku kordhinaayo dakhliga Cabshuuraha Daaraha ee Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal..

Wararka ayaa sheegay in Wasiirka Maaliyada Puntland ayaa sheegay in si loo kordhiyo Dakhliga Canshuuraha gudaha ay lagamaarmaan tahay in Kirooyinka Daaraha, Canshuurta Macaashul macaashka, Canshuurta Guryaha iyo Shaqaalaha kor loo qaado si loogu bixiyo adeegyada Maamulka horyaala.

Wasiirka ayaa faray Shaqaalaha Canshuur uruurinta ee Wasaaradiisa iney dardar geliyaan dakhliga gudaha si loo gaaro yoolka Wasaarada u degsan sabadja 2022-ka, Kulankaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud kuwa Waaxyaha iyo Xisaabaadka Gobolka.

214580cookie-checkPuntland Oo Qiimaha Dakhliga Canshuuraha Guryaha Kor u Qaadeysa