Qaadadkii Ethiopia & Kenya oo ku xayiran Garoonka Diyaaradaha Mogadishu

Uncategorized

Xogo loo qaateen ah ayaa xaqiijiyay in muddo saacado ah waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku xayiran Maandooriyaha (Qaadka Kenya & Ethiopia ee Lacagta badan looga qaato Somalia, kadib markii canshuurihii lagu kordhiyay…

Wararka ayaa sheegay Maamulka Xasan Sheekh ayaa waxay kusoo rogtay Canshuur xad dhaaf ah, waxaana loo sheegay Ganacsatadda in la miisaamayo oo Culeyska lacagta uu kusii badanayo, Iyagoo diiddan arrintaas ayey ganacsatu sameeyeen Gadood Jaadkiina wuxuu dhooban yahay halkii lagu dajiyey oo Magaaladda uma sii gudbin.

228700cookie-checkQaadadkii Ethiopia & Kenya oo ku xayiran Garoonka Diyaaradaha Mogadishu
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com