Saxaafada Kenya oo soo Bandhigtay Guusha ay ka gaareen Dhoofinta Qaadka

Africa News Somalia news

Wargeys ka soo baxa Dalka Kenya ayaa ka soo xigtay Xubin Qaadka Miiraaga ka shaqeeya ayaa sheegtay in afartii maalmood ee u dambeysay Kenya u dhoofisey Somalia Qaadka Miirowga oo qiimihiisu gaarayo 220 Milyan oo Shilinka Kenya ah taasoo u dhiganta $1.9 Milyan, maalintii waxay u dhigantaa Nus-malyuun US$…

Wargeyska ayaa sheegtey in arrintaani muujineyso muhimadda uu dhaqaalaha Kenya u leeyahay Qaadka loo dhoofiyo Somalia, Madaxa iskaashatada Qaadka Miroowga ayaa sheegay in afartii maalmood ee u dambeeyay ay Muqdisho u dhoofiyeen 81.4ton oo Qaad ah.

Heshiiska lagu fasaxay Qaadka ayaa Somalia sheegtey in ay ku beddalatey in Kenya loo dhoofiyo kalluunka iyo kheyraadka badda iyadana loo soo dhoofin karo, laakiin ilaa hadda arrintaas ma ahan mid muuqata.

204930cookie-checkSaxaafada Kenya oo soo Bandhigtay Guusha ay ka gaareen Dhoofinta Qaadka
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com

2 thoughts on “Saxaafada Kenya oo soo Bandhigtay Guusha ay ka gaareen Dhoofinta Qaadka

  1. Waa cadaalad darro in inta xabsi guriga sii daayo Xilna (Cadaalada) lagu aamino, Ha la siidaayo Xasan Daahir oo Taliyaha Ciidamada Ha loo dalacsiiyo waa talo

    1. Waar qaadka ka hadal maqaal kale ayaad faalo ka bixisay oo akhri waxaan qoreyso duli yahow.

Comments are closed.